Home Afsomali Muqtaar Roobow oo ku baaqay in loo midoobo la dagaalanka Al-Shabaab

Muqtaar Roobow oo ku baaqay in loo midoobo la dagaalanka Al-Shabaab

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Muqtaar Rooboow Cali ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhibaatoyin ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed loona baahan yahay in lala dagaalamo.

Muqtaar Rooboow oo hadal ka jeedinayay Masaajid uu Maanta ku dukaday khudbaddii Jimcaha ayaa sheegay in waqtigaan ay muhiim tahay in loo midoobo la dagaalanka Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.