Qaabkii ay u dhacday doorashadii kursiga hop49 ee uu ku guuleystay Xildhibaan Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow.
Doorashada kursiga HOP#049 Musharixiinta waxay codadka u kala heleen sidaan:’
1- Mustaf Shiiq Cali Dhuxulow 68 cod.
2- Cabdullahi Cabdi Guutaale 21 cod.
3- Jamiilo Cali Xayle 5 cod.
4- Cabdinuur Ciise Xiireey O cod
Sidaa daraadeed Kursiga HOP#049 waxaa ku guuleystay musharax Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow oo helay 68 Cod.