Home Afsomali Musharax Madaxweyne Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo Doorashada kuraasta Xildhibaanada Somaliland mar...

Musharax Madaxweyne Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo Doorashada kuraasta Xildhibaanada Somaliland mar kale loo doortay

Xarunta Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socota doorashada kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo degaan doorashadoodu tahay Gobolada Waqooyi.

Goordhow waxaa la doortay Kursiga HOP262 oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay ay ku fadhiday markalena Maanta loo doortay Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan, waxaana ay ka guuleysatay ka dib markii ay tartanka ka hartay Caasha Aadan Yuusuf oo la tartami lahayd.

Kursiga ugu dambeeya ee doorashada Maanta ayaa la guda galay, waxaana uu yahay HOP229 oo uu ku fadhiyo Xildhibaan Cabdullaahi Cismaan Ducaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.