Home Afsomali Musharaxiinta Mucaaradka oo qaadacay liiska xildhibaana cusub lagu dhawaaqay

Musharaxiinta Mucaaradka oo qaadacay liiska xildhibaana cusub lagu dhawaaqay

Shir deg deg ah oo goordhaw magaalada Garawe ugu soo dhamaaday qaar kamid ah musharaxiinta mucaaradka ee u taagan xilka madaxweynaha Puntland ayey ku qaadaceen liiska xildhibaannada cusub ee xalay lagu dhawaaqay.

Musharaxiintan ayaa sheegay in xildhibaannada la shaaciyay yihiin kuwa aan marin habraacii saxda ahaa ee loogu tala galay, waxa ayna cadeeyeen in aysan aqoonsaneyn xildhibaannadaasi ayna diyaar u aheyn in ay doorasho ku galaan.

Warka kasoo baxay musharaxiinta ayey ugu digeen madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Puntlans Siciid Deni in uusan Puntland u horseedin bur bur iyo khalaaase siyaasadeed, waxa ayna cadeeyeen in masuuliyadda waxii dhaca isagu qaadi doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.