Home Afsomali Mustaf Maxamed Xusen oo loo heysto in uu ilaa 8 gaari Qaraxyo...

Mustaf Maxamed Xusen oo loo heysto in uu ilaa 8 gaari Qaraxyo ugu xirey Dadkii watay ayaa la horgeeyey Maxkamada Ciidamada

Maxmkamada ciidamada qalabka sida ayaa la hirgeeyey Mustaf Maxamed Xusein oo ku eedeysan in uu qaraxyo ku xiray ilaa 8 gaari oo ay lahaayeen muaadiniin somaliyeed

qodobada loo heysto ayaa xerilaalinta iyo Qareenada u doodayey eedeysanaha dood adeg ku dhaxmartya waxayna ku doodayeen qareenadu balse xeerilaalinta ayaa soo bandhigtay ku noqnoqshada danbiga loo heysto oo uu caadeystay

intaa Xafiiska \Xeerilaalinta ayaa la yimid cadeymo iyo marqaatiyaal oo ay ku jjiraan Ciidamadii gacanta ku soo dhigay ka dib markii Ex shineemo Somali uu gaari qarax ku xirey ay sheegeen Dadweyne Halkaa ka agdhawaa waxaanna wax laga weydiiyey suurgalnimada sida ay ku ogaadeen in gaariga qarax lagu xirey waxaana ku jiray Muuqaalo ay duubeen Caamirooyinka qarasoo ee CCTv oo wadooyinka muqdisho qaarkood ku xiran

qareenada iyo Xeer ilaalinta ayaa sidaan uga dooday kiilka loo heysto

G/sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa soo xirey Dhageysiga Maxkamada wuxuuna Xusay in ay maxkamadu Go.aan ka gaari doonto Kiiska loo Hysto Mustaf Maxamed Xusen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.