Home Afsomali Mustafe Sheikh Ali dhuxulow Musharax Madaweyne oo bulshadu sugeysay

Mustafe Sheikh Ali dhuxulow Musharax Madaweyne oo bulshadu sugeysay

Xildhibaan Mustaf Sheikh Ali Dhuxuloow waa nin dhalinyaro ah oo aqoon yahan ah, waana waayo arag uu uu alle ku maneystay ilbaxnimo, waana masuul horay loo tijaabiyay oo tayo iyo tiigsimaad leh, Anigana waxaan aad oga helay sida uu u caawiyo dadka danta yar.

Waxaa Tartanka Musharaxnimada Madaxweynaha Soomaaliya ku soo biiray nin Zaciim ah Saaxibka Dhalinyarada, Sama fale, waayo arag Mustafa Sheikh Cali Dhuhulow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.