Home Afsomali Muuqaal cusub Xasan Sheikh oo siidaayey Maxaabiis siyaasadeed

Muuqaal cusub Xasan Sheikh oo siidaayey Maxaabiis siyaasadeed

https://youtu.be/dvB6s3Gtm9M

https://youtu.be/pauEJ24j3cg

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa cafis u fidiyey askartii dhawwaan ka qeyb qaadatay shaqaaqadii ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed.

Wareegto uu soo saaray madaxweyne Laftagareen ayuu ku sheegay in la cafiyay askartii ku lug laheyd dagaalkii ka dhacay guriga Wasiirkii hore ee Maaliyadda Fargeeti, kuwaa oo hadda ku xiran xabsi ay leedahay hay’adda nabad sugida .

Madaxweyne Laftagareen ayaa ku amray xafiiska xeer ilaalinta iyo hay’adda nabad sugida Koonfur Galbeed in xabsiga laga sii daayo askartii lasoo xiray, waxa uuna sheegay madaxweynaha cafiska uu yimid xilli lagu jiro hannaan dib u heshiisiineed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.