Home Afsomali Muuqaal dhameystiran Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka oo ka horyimid war murtiyeedkii shalay...

Muuqaal dhameystiran Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka oo ka horyimid war murtiyeedkii shalay kasoo Baxay madaxweyn

Midowga Musharaxiinta Koofur Galbeed oo soo saaray bayaan ka dhan ah Lafta-Gareen Golaha Midowga Musharixiinta Madaxwenaha ee Koonfur Galbeed ayaa kasoo horjeestay warmurtiyeedkii ay soo saareen guddoomiye Aadan Madoobe iyo Madaxweyne Lafta-gareen, kaasoo ka hadlayay qabsoomida shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed.

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen in madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Laftagareen uu muddo-xileedkiisu dhamaaday, islamarkaasna uusan haysan wax sharciyad ah wixii ka dambeeya 19ka Disember 2022.

Midowga musharaxiintu waxay sheegeen in aanan lagala tashanin war muriyeedka kasoo baxay Aadan Madoobe iyo Lafta Gareen. Waxay kaloo sheegeen inuu fashilmay gogoshii dib-u-heshiisinta ee ay so dhoweeyeen dhamaan ururada bulshada, wax-garadka ka soo jeeda KGS, Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo beesha caalamka.

https://youtu.be/tYNvMZVtbTU

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.