https://youtu.be/uYBPEcYjvV8
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kala qayb galay bulshada soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga Ameerika isku soobax ballaaran oo lagu taageerayay halganka dib u xoreynta dalka iyo ciribtirka Khawaarijta Al-shabaab ayaa tilmaamay in awood ahaan iyo dhaqaale ahaanba loo jabiyay Khawaarijta isla markaana uu gabagabo yahay qorshaha looga taqalusayo fikirkooda quracan ee ka dhanka ah diinteena suuban.