Home Afsomali Muuqaal kale iyo Digniin Caanaha Dameerka oo laga sameeyo agabyo aan maalin...

Muuqaal kale iyo Digniin Caanaha Dameerka oo laga sameeyo agabyo aan maalin walbo isticmaalno.

Digniin Caanaha Dameerka oo laga sameeyo agabyo aan maalin walbo isticmaalno.

Barnaamij gaara oo aan kaga hadleyno Caanaha Dameeraha oo qaali ka noqday wadamo ka tirsan Caalamka

Daraasad eey ku sameeyeen caanaha dameerka Khubaro iyo xeeyl dheerayaal u dhashay wadamo eey kamid yihiin

Giriiga

Biljimka

Talyaaniga

Faranca

Turkiya

Iyo wadamo kal e oo yaaala dunida daafeheeda ah

waad ku mahadsan daawashadiina sharafta ee noo shere gareya si fariintaan ay meelo badan u gaarto naguma soo biir si aad u heshid waxbixinada aan soo bandhigno

Caanaha dameerka ayaaa waxaa loo adeegsadaa  kasameeynta

Waxyaabaha leeysku qurxiyo sida

Saabuunta Iyo indha kuusha

Liitarka caanaha dameerka ayaaa waxauu wadamada aaan kor kusoo xusnay kamarayaaa 19 $doollar

Dalka talyaaniga dameerha siweeyn ayaa looga  lisaaa caanaha ii ay ugu iibgeeyaan wadamo kale

 

Waana la  kobciyaaa si hilibkiisana  loo isticmaalo sida dalka Kenya oo dowladu ogolaatay madeeraha in loo qasho sida geela ariga iyo looda oo kale lana ogolaaday  kala iibsiga hilibka iyo caanaha dameraha waxaana lagu arkaa suuqyada iyo kawaada dalkaaas

Wargeeyska tili garaaf ayaaa waxa uu sheegay baari taaan eey sameeyeen culimo iyo xubaro katirsan jaamacada naabuli ee dalka talyaaaniga in lagu ogaaday in caanaha dameerku eey muhiim yihiin eeysana jirin caano kalle oo lamida caanaha dameerka

Sidoo kalle waxaa daraasadaan  lagu sheegay in caanaha dameerka ineey yareeyaan kalastaroolka dhiiga iyoo cuduro kale sida ay aamin sanyihiin

Waxaa kale oo ay sheegeen in ay difaacaan cudurada  ku dhacda quluubta aadamaha waa sida lagu yiri warbixintee

Baarayaasha ayaa sidoo kalle sheegay in caanaha dameerka aad eey ugu dhowyihiin caanaha haweenka  waxaana suurata gala ayeeey yiraahdeeb in caruuntu ku anqariyaa  danbarka caanaha dameerahas

Shirweeyne looga hadlayay caanahaaan oo eey kasoo qeeyb galeen khubaro iyo xeeyl dheerayaan udhashay wadamada reer yurub

kaasoo lagu qabtay dalka tarkiga ayaaa looga hadlay faaiddada caanaha dameerka waxeeyna aad u xoojiyee in siweeyn loo isticmaalo caanaha dameerka meeshii laga isticmaali lahaay caana looda ayeey yiraahdeen baara yaasha

Caanaha dameerada Aaa waxa eey aqoonsi weeyn  kaheleen wadamada caalamka qaarkood sida

Giriiga

Biljimka

Talyaaniga

Faranca

Turkiya Iyo wadamo kalle

Doowlada talyaaniga ayaa ah doowlada ugu adeegsiga badan caanaha dameerka waxeeyna kasameeysaa waxyaabo farabadan sida

Saabuunta Buskudka

Waxabaaha leeysku qurxiyo

Iyo indha kuusha

Faranca khudeeda waxaa la lleyahay waxeey kasameeysaa waxyaabaha macmacaaan iyo aalado kala duwan

Intaà ayaaa kusoo koobay  warbixin looga hadlayay caanaha dameerada oo laga adeegsado wadamo farabadan oo kuyaala caaalamka

Side aad u aragto warbixintaan fikirkaagu waa muhiim aragtidaada hoos noogu reeb qeybta commentiga  hadaad nagu cusub tahay follow iyo like soo saar noona shere garey si muuqaalkaan uu Saaxiibo badan  u gaaro mahadsanidiin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.