Saaxiibada aan jecel nahowku soo dhawaada Farqiga u dhaxeeyo magacaabista Gudoomiyeyaashii shalay iyo kuwa manta ee Gobolka Banaadir faalo saameynteeda leh waxaan wada ogsoon nahay in manta gobolka banaadir aan magacaabi karin nin aheyn beesha Mudulood
Waa Muuqaal kale oo ah Arimo Taariikhi ah oo ku saabsan gudoomiyeyshii soo maray abid Maamulka Gobolka Bnaadir
Warbixintaan waxaan ku eegi doonaa arimo badan sida waqtiyadii ay Nodeen qabaailada ay ka soo kala jeedaan
Sidoo kale waxaan ku eegi doonaa magacyadooda oo dhameystiran Iyo kale
Aan ku bilownee
Gudoomiyayaashii soo marey gobolka banaadir wixii ka horeeyey burburkii dowladii dhexe somaliya iyo qabaa-ilada ay ka soo kale jeedeen
1953 gudoomiyihii gobolka banadir waxaa loo magacaabay Cali Cumar Sheegow oo ka soo jeeday beesha tuni gamaas .
1957kii waxaa Noqday gudoomiyihii gobolka banadir keenidiid Axmed oo ka soo jeeday beesha ajuuraan
1958 kii gudoomiyihii gobolka banadir Cumar warsame kaariye oo ka soo jeeday beesha ma jeerteen
Taasi oo soo afjartay Xiligii uu dalka ka tallinayey gumeystihii talyaaniga Xornimadii ka hor .
waad ku mahadsan daawashadiina sharafta ee noo shere gareya si fariintaan ay meelo badan u gaarto naguma soo biir si aad u heshid waxbixinada aan soo bandhigno
1960 kii gudoomiyihii gobolka banadir waxaa noqday Cumar Xasan Maxamuud oo ka soo jeday beesha habargidir
1965 kii gudoomiyihii gobolka banadir Dr Cabdi Casiis Maxammed Ceyduruus Gudoomiyihii loogu magacdaray Dagmada Cabdilcasii majeerteen
1969 kii gudoomiyihii gobolka banadir waxaa noqday janaraal Axmed maxamuud Cade oo ka soo jeedo beesha Abgaal
1971 dii gudoomiyihii gobolka banadir waxaa noqday Janaraal Cusmaan Maxamed Jeelle oo ka soo jeedo Beesha Xawaadle
1972dii gudoomiyihii gobolka banadir waxaa noqday G/sare Xasan Abshir Faarax wuxuuna ka soo jeeday beesha majeerteen
1978dii kii gudoomiyihii gobolka banadir waxaa noqday yuusuf ibraahin Abuu raas
Wuxuuna ka soo jeeday beesha Ogaadeen
1980kii kii gudoomiyihii gobolka banadir waxaa noqday G/sare Xasan Abshir Faarax wuxuuna ka soo jeeday beesha majeerteen
1987dii kii gudoomiyihii gobolka banadir waxaa noqday Cali Ugaas Cabdulle oo ka soo jeeday Beesha Abgaal
1990 kii gudoomiyihii gobolka banadir waxaa noqday waxaa Noqday sayid Cumar |Xaaji Maxamed oo ka soo jeedo beesha Abgaal
1991kii kii gudoomiyihii gobolka banadir waxaa noqday Janaraal Axmed Jilacow Cadow oo ka soo jeeday beesha Abgaal
1992gii kii gudoomiyihii gobolka banadir waxaa noqday G/sare Cumar Xaashi Aadan oo ka oo jeeday beesha Xawaadle
Kuwaasine waxay ahaayeen magacyada gudoomiyayashii soo marey gobolka banaadir iyo qabiilada ay ka soo kala jeedeen
Side aad u aragto warbixintaan fikirkaagu waa muhiim aragtidaada hoos noogu reeb qeybta commentiga hadaad nagu cusub tahay follow iyo like soo saar noona shere garey si muuqaalkaan uu Saaxiibo badan u gaaro mahadsanidiin