https://youtu.be/tp41N1uyReY
Kulan lagu taageeray wasiirul dowladaha wasaarada cadaalada iyo dastuur isl amarkaana lagu raali galinayey gudoomka baarlamaana ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho
Kulanka waxaa soo agaasimay ku simaha suldaanka guud ee beesha tuni shan gamaas
Waxaana ka soo qeybgalay Xildhibaano hore nabadoono siyaasiyiin bahda dhaqanka dhalinyaro iyo haween ka soo jeedo beesha tuni shan gamaas
Kunka intii uu socday waxaa diirada lagu saaray amaanta iyo horumarka beesha
Xildhibaan muumina sheikh Cumar oo la sheegay in ay tahay mid ka soo bixi karto xilka loo magacaabay waxaana sidoo kale fariin raali galin ah oo ku saabsan shaqaaqadii ka dhacday gudomaha baarlamaanka loo direy gudoonka Baarlamanka
Qaar ka mid ah masuuliyiintii madasha ka dahsahaya waxaa hadaladoodii ka mdi ahaa sidaan
Guntii iyo mgabagaabdii waxaa kulanka qodbadaan ku soo xirey ku simaha suldaanka guud ee beesha tuni Jeylaani maxamed Coowf
Kulanka aay ku soo aaday xili Xildhibaan ka tirsan isla beeshaa uu sheegay in Xildhibaan muumina sheikh Cumar aysan ka soo jeedin beesha tuni shan gamaas