Home Afsomali Muuqaal Maxaad Ka Taqaan Gobolada Iyo Degmooyinka Soomaaliya  (Baro Dalkaaga Hooyo)

Muuqaal Maxaad Ka Taqaan Gobolada Iyo Degmooyinka Soomaaliya  (Baro Dalkaaga Hooyo)

 

Maxaad Ka Taqaan Gobolada Iyo Degmooyinka Soomaaliya
(Baro Dalkaaga Hooyo)

Waa aqoon karodhsi baro wadankaaga hooyo inta degmo iyo gobol ee uu ka kooban yahay , waa barnaamij aqoon korodhsi oo aan u soo ban dhigay  akhristayaasha .

Wixii talo iyo tussale ah ee aad haysaan kuna saabsan gobolada iyo degmooyinka dalka hadii aanu degmo ka tagnay ama aananu xusin waad noo soo sheegi kartaansi aanu ugu darno . gobolada iyo degmooyinka soomaaliya way tiro badan yihiin waxayna ka kooban yihiin 18 gobol iyo degmooyin tiro badan, waana kuwan iyagii oo dhan:

1- Awdal:- wuxuu ka kooban yahay afar degmo oo kala ah
baki
boorame ,oo caasimada gobolka ah

ug hayo
zaylac

2- Banaadir oo magaalo madaxda muqdisho
waxay ka kooban tahay sidaan anigu u hayo 15 degmo waana kuwan

cabdi casiis
boondheere
xamar jajab
xamar weyne
hawl wadaag
heliwaa ama huri waa
hodan
kaaraan
shangaani

shibis
waaberi
wada jir
wardhiigley
Yaaqshiid
dharkeynley

3- Bari oo isaguna wuxuu ka kooban yahay 11 degmo

boosaaso oo caasimada ah
caluula
badarbeyla
rako
ufayn
waaciya
qandala
qardho
xaafuun
isku shuban

4- Togdheer oo isaguna ka kooban afar degmo

burco waa caasimada
buuhoodle
shiikh
oodweyne
5- Sool wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo

Laas caanood waa caasimada gobolka
caynabo
xudun
taleex

6- Galguduud wuxuu isna ka kooban yahay sideed degmo.
dhuusa mareeb oo caasimada gobolka ah
cadaado
alad
balanbale
ceelbuur
ceeldheeren
caabud waaq
gel hareeri

7- Hiiraan wuxuu isna ka kooban yahay shan

baladweyne waa caasimada gobolka
buula barde
jalalaqsi
masax
matabaan

8- Gedo wuxuu isna ka kooban yahay lix degmo

garbahaarey oo caasimada gobolka ah
baardheere
beledxaawo
doolow
ceelwaaq
luuq

Waqooyi Galbeed wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo

hargeysa oo caasimada gobolka ah
dacar budhuq

ber bera
gebilay

10- Mudug isaguna wuxuu ka kooban yahay shan degmo

gaalkacayo oo caasimada gobolka ah
galdogob
xara dheere
hobiyo
iriiban

11- Shabeelada Dhexe wuxuu ka kooban yahay todobo degmo

jawhar oo caasimada gobolka ah
balcad
mahadaay
cadale
aadan yabaal
warshiikh
run rugood

12- Shabeelada hoose wuxuu ka kooban yahay todoba degmo

marka oo caasimada gobolka ah
afgooye
aw-dhiigle
baraawe
kuntiwaarey
qoryooley
sablaale
13- Bay wuxuu ka kooban yahay shan degmo

baydhabo waa caasimada gobolka
buurxakabo
diinsoor
qansaxdheere
bardaale

14- Bakool wuxuu isna ka kooban yahay shan degmo

xudur waa caasimada gobolka
ceelbarde
rab dhure
tiyeglow
biyooley

15- Jubada dhexe wuxuu ka kooban yahay afar degmo
bu’aale oo caasimada ah
dujuma
jilib
saakow

16- Sanaag wuxuu ka kooban yahay afar degmo

ceerigaabo waa caasimada gobolka
ceel afweyn
aasqoray
badhan

17- Jubada hoose wuxuu ka kooban yahay shan degmo

kismaanyo oo caasimada ah afmadow
badhaadhe
xagar
jamaame
18- Nugaal wuxuu ka kooban yahay afar degmo

garoowe waa caasimada gobolka
dangorayo
ayl
burtinle

Intaas waxaa kudhan gobalada iyo degmooyinka Soomaaliya.

Maxaad ka taqaan magacyada jasiiradaha Soomaaliya iyo magacyadooda: Lasoco qoraal arintaas kusaabsan mustaqbalka hadii Allah idmo.
waxaa soo diyaariyey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.