Home Afsomali Muuqaalada Siyaasiyin hor leh oo codkooda ku biiriyey taageerada ay u hayaan...

Muuqaalada Siyaasiyin hor leh oo codkooda ku biiriyey taageerada ay u hayaan dagaalka lagula jiro AS

Xildhibaan cabdulaahi maxamed Nuur In ka badan laba boqol oo iska soo dhiibtay shabaab

https://youtu.be/XOCENUzs8SM

Cabdiweli cali Gaas Halganka waa taageerasan nahay dagalka uu hogaaminayey Xasan Sheikh Maxamuud guusha shacabku waxay ku xiran tahay guusha laga garo dagaalka socda Waa in Qofkasta uu masuuliyadiisa ka qaato xoraynta dalka , Soomaali oo dhan ayaa guulaysanaysa”.

https://youtu.be/J63eNtEVZx0

Cumar Cabdirashiid Meeshii orod lagu galo orad baa looga soo baxaa ciidanka waa in waqti ku filan la siiyo mana jir reer looga maarmo dagaalka socda oo ah mid ku xiran jiritaanka shacabka soomaalliyeed

https://youtu.be/dqUbiKsbNFU

https://www.facebook.com/profile.php?id=100068358165378

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.