Home Afsomali Muuqaalka aas iyo Maamuus Qaran oo Muqdisho loo sameeyey meydka khadiijo...

Muuqaalka aas iyo Maamuus Qaran oo Muqdisho loo sameeyey meydka khadiijo Maxamed Diiriye salaada janaasada Madaxda qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxda Qaranka ayaa Garoonka Diyaaradaha Aaddan Cabdulle Cismaan ku tukaday salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Marxuum Khadiija Maxamed Diiriye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.