Home Afsomali Muuqaalka Qudbadii fashilka Dowlada Xasan Sheihk Dadkii lagu xasuuqay hayaat hotel maxey...

Muuqaalka Qudbadii fashilka Dowlada Xasan Sheihk Dadkii lagu xasuuqay hayaat hotel maxey sameeyeen Yaa qaadaya masuuliyada xasuuqii shacabka iyo burburkii hayaat hotel intaba kama hadlin tacsina ma dirin Madaxweynuhu

 

Qudbadii fashilka Dowlada Xasan Sheihk Dadkii lagu xasuuqay hayaat hotel maxey sameeyeen
Yaa qaadaya masuuliyada xasuuqii shacabka iyo burburkii hayaat hotel intaba kama hadlin tacsina ma dirin Madaxweynuhu

Dadkii lagu xasuuqay Hotel hayaat waxaa masuuliyada yeeshay Dowlada Somalia sax miyaa ?

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shir guddoomiyay shirkii u horreeyay ee Amniga Qaranka, kaasoo looga hadlayay xaaladda Amni ee dalka iyo qorshayaasha dib u habeynta Amniga ee dowladdu damacsan tahay inay qaado, waxaa shirka warbixin looga dhageystay La Taliyaha Amniga Qaranka iyo Taliyeyaasha Ciidanka.

Guddiga Amniga Qaranka oo ay xubno ka yihiin Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirada Amniga, Arrimaha Gudaha, Cadaaladda, Arrimaha Dibadda, Gaashaandhigga, Maaliyadda iyo Taliyeyaasha CQS.

Shirkan aan caadiga aheyn ee ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa ku soo aaday maalmo kaddib markii Al-Shabaab ay weerartay Hotelka Xayaat, waxaana howlgal qaatay 30 saacadood lagu soo gabagabeeyay weerarkaas oo ay ku dhinteen dad fara badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.