Gudiga xuquuqul insaanka iyo Arimaha bulshada ee Baarlamaanka oo hadlay haweeney ninkeedu gubay iyo mid kale oo ninkedu tooreey ku jarjaray iyagoo madaxweynahane ka dalbaday in caruurta ay dowladu kafaalo qaado cadaaladne loo helo daniyada dalka ka dhacayo.