Home Afsomali Muuqaalo kala duwan oo dhameystiran Madaxweynaha puntland Deni ;  waxaa midowga...

Muuqaalo kala duwan oo dhameystiran Madaxweynaha puntland Deni ;  waxaa midowga musharixiinta uga digayaa inaysan wadanka qalalaase galin iyo in mar kale lagu noqdo teenadii carta

 

https://youtu.be/70ovlCxYK7k

Madaxweynaha puntland Deni ;  waxaa midowga musharixiinta uga digayaa inaysan wadanka qalalaase galin iyo in mar kale lagu noqdo teenadii carta

Madaxweyne Deni “Dadka dhahaya nidaamkaan hala iska daayo, Golayaal hala sameeyo, waa dad raba in Teendhada Carte dalkaan ku celiyaan waana khatar

https://youtu.be/JCxgYSJyVCE

Dhanka kale  madaxweeyne qoorqoor in aay wax dareen ah galisay amaba uu ku xanuunsaday qudbadda madaxweeyne Dani? Waxaan kaloon aad iyo aad uga xumahay in aay fadhiyaan madax dhiigii iyo dhaawicii iyo barakicii ka dhacay GURICEEL u sacaba tumay in aay dhageeysanaayaan madaxweeyne Dani oo khalafaasihii gobolkiisa ka dhacay dhiig la’aan xalistay inuu hortaagan yahay isla kuwiina u sacaba tumaayaan

Lafta Gareen: Doorashada dadbanayd ee la yaqiinay ma ahan, waa mid sii dadban”

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen oo ka jawaabay eedeemaha Maamulkiisa loo jeediyay ee boobka doorashada Golaha

https://youtu.be/HkgdkJo7zCk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.