Home Afsomali Muuse Cali Qalinle oo Somali talyaani ahaa ayaa ku geeriyooday magaalada...

Muuse Cali Qalinle oo Somali talyaani ahaa ayaa ku geeriyooday magaalada Firenze oo ka tirsan dhulka Italy

Muwaadin Somali talyaani ah oo  ku  geeriyooday magaalada Firenze oo ka tirsan dhulka Italy

Ninka dhintay ayaa lagu magacaabi jiray muuse Cali ( Qalinle ) oo degaan ahaan ka soo jeedo gobolada Koofurta Somaliya .

Marxuumka ayaa geeriyooday ka diob markii uu gurigii uu deganaa dab qabsaday oo kaasi oo ay ka wada yaaceen dadkii deganaa waxaana dhacday in uu isagu xitaa ku jiray dadki markii horey ka badbaaday oo ay u suurta gashay In uu ka baxo guriga gubanaya

Qalinle ayaa isaga oo banaanka joogo dabka soo xasuustay waa amar alle ducumenti uu sharci ugu raadinayey qoyskiisa oo Africa joogay kaasi oo ay ku cadeyey in loo ogolaaday marti qaadka xaaska iyo xaruurtiisa .

Nin dhintayba ilmo ayaa dilaye Muse Cali ayaa gudaha u galay gurigii gunbanayey sida ay somalisan.com uu xaqiijiyee goobjoogayal halkaasi ku sugnaa isaga wuxuna sheegay In guriga ay kaga jiraan document muhiim ah uuna kala soo baxayo .

Marxum Qalinle ayaa la sheegay markii uu guriga dabku qabsaday dhexgalay uu ku neef qabatoobay qiiqii iyo kuleylkii dabka oo uradiisu cirka isku shareertay waxaana markii danbe guriga laga soo dhehsaaray Muuse Cali ( qlinle oo meyd ah intii dhimatay allaha u naxariisto

Nin aan deris aheyn oo aan ku ogaa isaga oo fuundi ah ayaa maalin danbe arkay isaga oo xamaali Noqday lama yaabine maalin kale ayaa arkay hadane isaga oo dameer kaxayna waxaan ku iri adigu isbedel badanidaa maalin shaqo nooc ah ayaa wadaaye side wax u jiraa wuxuu iigu jawaabay nin dhintayba ilmo ayaa dilay arinta qalinle waa sidaas oo kale waa wax u qoraa dadaal ayuu miijiyey balse tisii ayaa dhamaatayHalkaad fiirineyso hedo wey ka fududahay.

dhanka kale dadkii deganayaa guryahay gubtay oo ay somalidu u badan tahay ayaa dadaal ugu jira sidii ay ku heli lahaayeen meelo ay degaan waxayna maalmahaanba wadeen banaanbaxyo ku dalbaday in dowlada talyaanigu dajiso guryo

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.