Home Afsomali Muxuu ka kacay dabka qabsaday baqaarada Black Sea ee Magaalada Muqdisho

Muxuu ka kacay dabka qabsaday baqaarada Black Sea ee Magaalada Muqdisho

Dab xoogan ayaa  qabsaday goob shidaalka lagu keediyo kuyaala meel ku dhaw Isgooska Black Sea ee magaalada Muqdisho, waxaana dabkan daqiiqado kadib lagu guuleestay in la damiyo.

Sida aan wararka ku heleyno dabka ayaa lagu guuleestay in la damyo kahor inta uusan kusii fidin goobo kale oo ganacsi gaar ahaan goobaha lagu iibiyo shidaalka iyo arumo kale oo ganaci.

Dabkan qabsaday goobaha ganacsi ayaa dhaliyay khasaaro maaliyadeed, wali lama oga in ay jiraan khasaaro nafeed oo ka dhashay dabkan kacay , ciidamada amaanka ayaana goobta dabku ka kacay gaaray si amaanka u xaqiijiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.