Home Afsomali Daawo muuqaalka Naftu qaali bey noqotayoo qofki dila qof kale qudhuu waayayaa...

Daawo muuqaalka Naftu qaali bey noqotayoo qofki dila qof kale qudhuu waayayaa “qalaas waa isku dhamaatay

Naftu qaali bey noqotayoo qofki dila qof kale qudhuu waayayaa “qalaas waa isku dhamaatay

Xafiiska Xeer ilaalinta Guud ee KGS ayaa xukun Dil toogasho ah kufuliyey Axmed Abdulaahi Maxamudd oo maalin ka hor magaalada Baydhabo ku diley Abshir Xasan Abdiraxmaan oo ahaa wiil dhalinyaro ah Dilkaas oo kadhacey xafiis uu kashaqeynaayey marxuumka ladiley.

Maxkamada Gobolka Bay oo u Fariisatay dhageysiga Kiiskan ayaa xukun dil ah kasoo saartay kadib dhegeysiga Kiiska.

Goobta qisaasta ay ka dhaceysey oo ahayd Duleedka magaalada Baydhabo ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiirka Amniga Gudaha Dowlada KGS,Saraakiil Ciidan,Maamulka Degmada iyo shacab aad utiro badan oo Ay kujireen Ehelada marxuum Abshir.

@highlight
@highlight
Muse Mahmud Jiisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.