Ninkaan oo la sheegay in madaxa looga jiro ayaa ku Gowracay Dagmada guri ceel oo ka tirsan gobolka Galgaduud bartamaha somaliya Ninkaan oo lagu Magacaabo Maxamed Xaaji Cabdi Siyaad ayaa xaaskiisa oo ay mudo dheer isqabeen lamana oga sababata ka danbeysay
waxaana xaasku u dhashay ilaa sideed caruur ah hase yaashee si lama filaan ah u gowracay .
Xaaska la Gowracay ayaa Magaceeda waxaa lagu sheegay Canab File ,waxaana Ciidamada Maamulka Ahlusunna ay qabteen Gacan ku dhiiglihii Falka Foosha xun geystay.
Dadka ku nool Magaalada Guriceel ayaa dhacdadaan waxaa ay ku noqotay Amakaag,iyadoo ay tahay middii ugu horeysay ee Degmada ka dhacda.
https://youtu.be/Z7mcG4NESDM
https://youtu.be/m5Lma7tiNc8
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0