Nin aan haybtiisa la aqoonsan ayaa shalay isku daldalay deegaanka daray macaane ee bariga magaalada Borama.
Dadka deegaanka bariga Borama ayaa booliiska gobolka Awdal kusoo soo wargaliyay dhacdadan, waxaana maydka marxuumka goobta kasoo qaaday ciidamada Amniga.
Majirto ilaa iyo hada cid sheegtay haybta ninkan is-daldalay, mana jirto masuul ka hadashay dhacadadan argagaraxa leh waxaana maydka marxuumkaasi uu yaalaa isbitaalka guud ee magalada Borama.