Home Afsomali Nin la sheegay in uu askari falaar mariid leh ku dilay oo...

Nin la sheegay in uu askari falaar mariid leh ku dilay oo la qabtay

Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay nin ku eedeysan dil ka dhacay magaaladda kismaayo

Ninkaan ayaa ku eedeysan in uu dilay askar ka tirsan ciidamasda Jubbaland kaa oo la oran jiray Maxamed Yare

Wararka waxay sheegayan in askarigaa uu ku dilay falaadh qorigiina uu ka qaatay dadaal dheer ka dib ciidamadda NISA Jubbaland oo baaritaan ku waday ayaa soo qabatay caawa ninkan iyo qorigii uu qaatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.