Home Afsomali Ninkii Gooyey Jirida Laantii uu ku fadhiyey Shaqsiyada Kheyre

Ninkii Gooyey Jirida Laantii uu ku fadhiyey Shaqsiyada Kheyre

Xil ka qaadista Xassan Cali Khayre waxaa laga Fasiran karay khudbadihii madaxda Jeediyeen habeenkii Shirka la soo xidhaayey.

1-Madaxwaynaha Puntland waxaa uu dhahay, “Guure raac iyo Caruur waa loo kala sheekeyey”,Anaga iyo Madaxwaynaha waa naloo kala sheekeyey.

2-Madaxwaynaha Jubbaland “Gacmo geel jire hoos-baa loo dhaqaa,waxii noo dhaxeeyey hoos ayaan u dhamaynay”.

3-Madaxwayne Farmaajo “Aniga iyo saaxiibaday waxaan ku wadda hadalnay Barlamaanka ayaan kula noqonayaa”

4-Xassan Cali Khayre”ragga biyaha Dhuusamareeb cabay naxariis ayaa laga sugaaya”sidaasna waxaa dhahay Xassan Cali Khayre.

Maxaa ku baxay marka ay halkaas marayso.

Anoo og in xilka daadisteydu tahay Sharci daro ayaan aqbalay hadaad sharci daro Aqbashay Maxaad noo sheegeysaa oo kale

Ninkii Gooyey Jirida Laantii uu ku fadhiyey Shaqsiyada Kheyre

ma aha sida aad ismoodo ee Waa Sida dadka intiisa Badan ay kuu hadal hayaan tan iyo Xiligii Madaxweyne Farmaajo uu magacaabay ayuu isna Magacaabay shaqsiyaad faafiya Xumaanta Madaxweynaha mana sameysan taageerayaal u heelan oo inaba ka banaanbanaxa xilka qaadistiisa wuxuusa ku soo koobay taageeriadiisa hal siyaasi oo uu bishii siiyo xogaa Guno ah kaa oo si joogto ah fecbooke ku soo bandhigi jiray weero uu ku mucaaradayodo Dowlada uu Raiisal wasaaraha ka yahay ee nabad iyo Nolol .

dhuumlaaleysi ku jirid laguma waaree waxaa isku dirkiisa la soo afjarey shirkii dhuusa mareeyb

markii kali kali loo kala faqay oo ay  soo if baxday in madaxda maamul goboleyda iyo Madaxweynaha  loo kala waramay sidda uu afkiisa ka sheegay madaxweyne Dani oo sheegay in loo kala sheekeeyey

wuxuu bulshadaa ula dhaqmayey sida shaqsi qof kasta ka awood badan  ama qof Matalaya Filim uu Atoore ka yahay umana kala Soocneyn Xildhinaab wasiir Sarkaal Gudoomiye  Baarlamaan iyo Askari hubeysan

isku soo wada duuboo kolkii xilka laga qaaday in badan oo xildhibaanada iyo Wasiirada waxay u codeeyeen in uu dhaco bal iska daa in ay difaacaane

 

Cantuugo Abaareyd Canbacan ayuu tuhmaaye Beesha Murusade ayaa noqotay Sidaa oo iyada oo aan waxba loo qaban hadane Jilibkasta tuhmay in isaga kale aan waxba loo qaban

dhanka kale wuxuu kala beesha habardigir wuxuu riday maamulkii Cali Cabdulaahi Cosoble wuxuu daadka  ku rogay Culadii Ahlu suna iyo mamulkii Xaaf

waxba kama qaban dagmooyinka iyo Tuulooyinka galgaduud sida Ceelbuur jacar bargaan cowlsweyne iyo kuwo kale oo xaalado bini aadan nimo kun jira

beshiisa ninkala dilaay somaliweyn iskuma wada wadi karee ka tasho kheyre iyo Kheyr kii

waa fikirka Muuse Maxamuud Jiisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.