Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya Odawaa Yuusuf Raage oo la hadlayay VOA ayaa sheegay in Wasiirada Amniga iyo Arimaha Gudaha aaney quseyn Shaqooyinka Ciidamada Xooga Dalka Ciidamada Baladweyne la geeyana ay ujeedadoodu tahay la Dagaalanka Alshabaab.
Mar la weydiiyay in Wasiirka Gaashandhiga iyo Reysul Wasaaraha ay wax ka ogyihiin arintan ayuu sheegay in Shaqooyinka Maalin laha ah ee Ciidamada Xooga Dalka aaney ogaansha gooni ah ubaahneyn.
Baladweyne waxaan ka difaceynaa Alshabaab, mana jirto cid aan fasax oga qadaneyno, fulinta waajibadkeena qaran ”
Wuxuu kaloo yito Shaqo Kuma leh wasiirada amniga iyo Gaashandhiga shaaqadaas anagaa leh ,