Home Afsomali Odayaasha iyo bulshada soo xuleysa kuraas lagu dooranayo Baladweyne oo qoraal lagu...

Odayaasha iyo bulshada soo xuleysa kuraas lagu dooranayo Baladweyne oo qoraal lagu shaaciyey

Guddiga hirgelinta doorashada Hirshabelle ayaa soo bandhigay odayaasha dhqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya saddex kursi oo ka mid ah kuraasta doorashadooda tahay Baledweyne.

Kuraastan lasoo bandhigay odayaasha iyo bulshada soo xulaya ergadooda ayaa doorashadooda lagu wadaa in maalinta axada ka dhacdo magaalada Baledweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.