Home Afsomali OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI OGAYSIINTA LAHAANSHA CALAAMADA GANACSI (Gudaha Xuduuda...

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI OGAYSIINTA LAHAANSHA CALAAMADA GANACSI (Gudaha Xuduuda Dalka Somaliya)

Calamadan waxay ka kooban tahay xarfahah waa weyn ee laatinka ee loo yaqaano UCMAS.  Qaybta hoose ee xarafaha waxay ku dhex qoran yihiin afar-geeska waxay ku dhagsanyihiin qaabka joomatariyeed oo kala duwan. xagga sare, waxaa ku yaal sawirka madaxa haween oo indhuhu qarsoon yihiin, waxaan ku jira ereyo latiin iyo shiinaha ah. calaamadda oo dhan waxay ku qoran tahay madow, cadaan, casaan, jaalle, buluug  khafiif ah, cawl, laymiin guduud.

Calaamadaha kor ku xusan waxaa loo isticmaalaa heer caalamada ah 41 AD marka la eego waxyaabaha soo socda

Fasallka 41AAD: Waxbarashada; bixinta tababarka; madadaalo; ciyaaraha iyodhaqdhaqaaqyada dhaqanka.

  1. Dugsiyada tacliinta sare
  2. Abaabulka tartamada
  3. Diyaarinta iyo qabashada shirarka
  4. Imtixaan waxbarasho
  5. Adeegyada waxbarasho ee ay bixiyaan iskuuladu
  6. Diyaarinta iyo qabashada fagaarayaasha waxbarashada shaqsiyeed
  7. Bixinta macluumaadka ku saabsan dhinaca waxbarashada
  8. Barid / adeegyo waxbarasho / adeegyo waxbarid
  9. Hanuunin xirfadee
  10. Diyaarinta iyo qabashada aqoon isweydaarsiyo

 

DIGNIIN

Digniinta waxaa la siinayaa Cid kasta ama shirkad kasta oo isticmaasha ama ku-takri fasha , ama dhalan badasha calaamada shirkada kor ku xusan ama ku Xad-gudibta Calaamadan ama jabisa Xuquuqda lahaansha calaamadan Ganacsi in lagu dacwaynayo islamarkaan Talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono kadib Ogaysiiskan  qof kasta oo jabiya xuquuqda lahaanshaha ganacsiga ee shirkadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.