Home Afsomali OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI OGAYSIINTA LAHAANSHA CALAAMADA GANACSI (Gudaha Xuduuda...

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI OGAYSIINTA LAHAANSHA CALAAMADA GANACSI (Gudaha Xuduuda Dalka Somaliya)

Waxaa Halka lagu ogaysiinayaa in shirkada magaceeda layidhaahdo D AKADEMI SEMPOA & MENTAL- ARITMETIK UCMAS SDN BHD oo ah shirkad Malaysia ah, ka diwaangeshan dalka Malaysia Cinwaanka xarunteedu xafiiska guudna yahay  568-8-44, KOMPLEKS MUTIARA, 3 1/2 MILES, JALAN IPOH, 51200 KUALA LUMPUR, WILAYAH PERSEKUTUAN KUALA LUMPUR, MALAYSIA ay iska leedahay calaamada ganacsi ee hoos ku xusan.

Calaamaddani waxay ka kooban tahay xarafaha waaweyn ee latiinka ah ee la yidhaahdo UCMAS. Labada xaraf ee ugu horreeya waxay lagu qoray midab casaan ah saddexda xaraf ee ugu dambeeyaana waxay ku qoran yihiin guduud. hoosta, waxaa ku yaal ereyadda waxbarasho farasamad ah oo ku qoran caddaan salka guduudka ah marka laga reebo ereyga difference  oo ku yaal asalka casaanka.

Calaamadaha kor ku xusan waxaa loo isticmaalaa heer caalamada ah 41AAD marka la eego waxyaabaha soo socda

 

Fasallka 41AAD: Waxbarashada; bixinta tababarka; madadaalo; ciyaaraha iyodhaqdhaqaaqyada dhaqanka.

  1. Dugsiyada tacliinta sare
  2. Abaabulka tartamada
  3. Diyaarinta iyo qabashada shirarka
  4. Imtixaan waxbarasho
  5. Adeegyada waxbarasho ee ay bixiyaan iskuuladu
  6. Diyaarinta iyo qabashada fagaarayaasha waxbarashada shaqsiyeed
  7. Bixinta macluumaadka ku saabsan dhinaca waxbarashada
  8. Barid / adeegyo waxbarasho / adeegyo waxbarid
  9. Hanuunin xirfadee
  10. Diyaarinta iyo qabashada aqoon isweydaarsiyo

 

DIGNIIN

Digniinta waxaa la siinayaa Cid kasta ama shirkad kasta oo isticmaasha ama ku-takri fasha , ama dhalan badasha calaamada shirkada kor ku xusan ama ku Xad-gudibta Calaamadan ama jabisa Xuquuqda lahaansha calaamadan Ganacsi in lagu dacwaynayo islamarkaan Talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono kadib Ogaysiiskan  qof kasta oo jabiya xuquuqda lahaanshaha ganacsiga ee shirkadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.