Home Afsomali OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI OGAYSIINTA LAHAANSHA CALAAMADA GANACSI(Gudaha Xuduuda Dalka...

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI OGAYSIINTA LAHAANSHA CALAAMADA GANACSI(Gudaha Xuduuda Dalka Somaliya)

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI

OGAYSIINTA LAHAANSHA CALAAMADA GANACSI(Gudaha Xuduuda Dalka Somaliya)

Waxaa Halka lagu ogaysiinayaa in shirkada magaceeda layidhaahdo China Electronics

Shenzhen Company, oo ah shirkad chine ah, ka diwaangeshan dalka chine Cinwaanka

xarunteedu xafiiska guudna yahay No. 2070, 2072, Shennan Zhonglu, Futian Degmada

Shenzhen, Guangdong, China ay iska leedahay calaamada ganacsi ee hoos ku xusan.

Fasalka 7: mashiinka isku-Qaska; mills

[machines]

; mashiinka Subaga; mashiinka Roodhida JarJara; mashiinka Kale saara Sharaabka, koronto; Qasaaladaha; mishiinka Bunka , qalabka kale e gacmaha lagaga shaqeeyo ,qalabka cuntada lagu diyaariyo ,korantada loo isticmaalo guryaha sida mishiinada madbakha. Dabka, qalabka khudarta lagu Miro, dabka loo isticmalo guryaha, Mishiinka dharka lagu maydho, Qalabka Gacmo maydhoka,  coffee grinders, Qalabka burburinta, Mishiinada wax  lagu maydho, mishiinada wax lagu nadiifiyo, miishanada roogaga lagu isticmaalo,  Qalabka; machines and Qalabka loo isticmaalo nadaafadda,  Shaanbooyadda, Korontadda Nadiifinta Xarumaha waaweyn. Qalabka Qashinka Qaada iyo mashiinka shaandhaynta

Fasalka 9: Qalabka falaqeynta xogta, ; kombiyuutarada iyo aaladaha kombiyuuterka, qalabka wax lagu qiyaaso, Sanduuqyada, Cajaladaha wax lagu duubo, xadhka sameecadaha, sameecadaha, qalabka wax lagu duubo,qalabka maqalka iyo muuqaalka, qalabka gudbiyaha dhawaaa, Qalabka muuqaal baahiyaha, cajalado fiidiyoow ah, Qalabka wax lagu cabiro, pedometers baytariyada, korontada
Fasalka 11: Laabadaha,Tooshka korontada, qalabka wax lagu iftiisado, Diodies wax lagu iftiinsado, qalabka iftiisiga, laydhka Gaadiidka, qalabka iftiinka gaadiidka loo adeegsado, korontada, qalabka wax karanti. Miishanada bunka, qaboojiyayaasha, Talaagadaha, Miishiinka samaynta roodhida, Qalabka gacma loo isticmaal, Qalabka cunto karinta, radiators, korontada
  

 DIGNIIN

Digniinta waxaa la siinayaa Cid kasta ama shirkad kasta oo isticmaasha ama ku-takri fasha , ama dhalan badasha calaamada shirkada kor ku xusan ama ku Xad-gudibta Calaamadan ama

jabisa Xuquuqda lahaansha calaamadan Ganacsi in lagu dacwaynayo islamarkaan Talaabo

sharciga waafaqsan laga qaadi doono kadib Ogaysiiskan  qof kasta oo jabiya

xuquuqda lahaanshaha ganacsiga ee shirkadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.