Guddiga doorashada Heer Federaal ayaa ku dhawaaqay in doorashada golaha shacabku ay barri ka bilaabaneyso Galmudug.
Afhayeenka Gudiga doorashooyinka fadaraal oo shir jaraid muqdisho ku qabtay ayaa shaaciyey in laba ka mid ah musharaxiinta galmudug ay soo buuxiyeen sharuudihii ay uga qeybgali lahaayeenndoosharashada kuraasta aqalka hoose gudoguna ay soo dhameystireen diyaarinta goobihii iyo diiwaan galin tababarka eegada dooraneysa waxaana uu dalbaday in ay diyaar ku ahaadaan okay subaxnimo magaalada dhuusamareb
Waxayna kala yihiin kurasta ay diyaariyeen Hope 26 iyo hope 104 hadaba sidaa hala socoto cidii ay quseyso
Xigasho afhayeenka gudiga doorashooyinka dalka ambassador Axmed safiin