Home Afsomali OGEYSIISKA Sharciga Caalamada ganacsi (gudaha dhulka SOMALIA) Ogaysiiskan waxa bixinaya

OGEYSIISKA Sharciga Caalamada ganacsi (gudaha dhulka SOMALIA) Ogaysiiskan waxa bixinaya

SHANDONG HONGSHENG RUBBER TECHNOLOGY CO., LTD. Shirkad Ganacsi Chinees ah / Ujeedooyin: Shirkadaha wax soo saarka iyo Ganacsiga, oo Xaruntooda guud e xafiiskoodu yahay Bariga  SHENGLI ROAD, WEST OF XINGGONG ROAD, DAWANG TOWN, GUANGRAO COUNTY, DONGYING CITY 257335, SHANDONG PROVINCE, CHINA

 

Wuxu leeyahay Caalamadahan  ganacsi e hoos ku xusan ?

Calaamadaha kor ku xusan waxay ka kooban tahay ereyga KAPSEN oo ku qoran xarfaha waawayn e laatinka  oo midabkodu madowyahay. waxaana loo isticmaalaa fasalka caalamiga ah12.
Fasalka 12aad: Taayirada baabuurta; taayirro adag oo loogu talagalay muraayadaha baabuurta; taayirada muraayadda; muraayadaha taayirada  qalabka loo isticmaalo hawada; taayirada gaboobay dib u samayntooda : taayirada diyaaraddaha; taayirada baabuurta; tuubooyinka gudaha ee baabuurta; taayirada baaskiiladaha  saddex lugoodka ah iyo kuwa laba lugoodka ahba ; tuubooyinka gudaha ee baaskiiladaha, sadex lugoodka ah iyo laba lugoodka ahba
       OGAYSIIS

Waxaanu ogaysiskan u  bixinaynaa inaanu in dacwad sharci ah la tiigsan  doono qof kasta ama shirkad kasta oo  isticmaala/ isticmaasha  calaamad an  ama cidkasta oo ku xad gudubta lahaanshaha calaamadan  ama si ka soo horjeeda u isticmaala oo jabiya xuquuqda lahaanshaha ganacsi e calaamadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.