12 Sababood oo Akhrinta Buugaagtu ay tahay inay Noloshaada ka mid noqoto
12 Sababood oo Akhrinta Buugaagtu ay tahay inay Noloshaada ka mid noqoto: 1. Jidka Aqoonta: Buugaagtu waxay bixiyaan kayd aqooneed aad u balaadhan oo ku saabsan mawduuc kasta oo la qiyaasi karo. Si qoto dheer ugu dhufo taariikhda, sayniska, falsafada, ama sahamin hiwaayadaha iyo xiisaha cusub. 2. Erayada la xoojiyey: Akhrinta joogtada ahi waxay kuu tusinaysaa erayo kala duwan oo balaadhan,...
Kawaanleyda degmada Cabdicasiis oo bannaanbax ka dhigay Muqdisho
Boqolaal kamid ah Ragga Mallaayga ku iibiya Kawaanka degmada Cabdulcasiis ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay Maanta bannaanbax xoogan ka dhigeen qeybo kamid ah Waqooyiga Magaalada Muqdisho. Bannaanbaxayaasha ayaa ka cabanaya in dowladda Soomaaliya ay si awood ah kula wareegtay Kawaankii Mallaayga ee degmada Xamarweyne, isla markaana xalay Saqdii Dhexe Ciidamo la dul-dhigay. Dadka bannaanbaxa dhigaya ayaa isugu soo aruuray fagaaraha...
Airstrikes in Lower Shabelle Kill Key al-Shabaab Figures
In a significant development in the ongoing battle against al-Shabaab, airstrikes targeted the Lower Shabelle region near the Kunya Berow district on Wednesday night, resulting in the deaths of several high-ranking foreign operatives within the militant group. According to reliable sources, three missiles were launched, directly hitting the positions where foreign officers associated with al-Shabaab were gathered. The strikes have...
Mareykanka iyo Ruushka oo is weydaarsaday maxaabiis ay mudo kala haysteen aqrista somaliland iyo ssc
Maraykanka iyo Ruushka ayaa is-weydaarsaday in ka badan 20 maxbuus oo ay iska kala hayeen qaarkoodna laga sii daayay xabsiyo ku yaalla Yurub, taasoo ka dhigtay is-weydaarisigi ugu ballaarnaa oo ay labadan dal sameeyaan tan iyo burburki Midowgii Sofiyetka. Heshiiskan caalamiga ahaa oo ay ku lug lahaayeen dhowr waddan, ayuu Ruushka kusoo daayay Evan Gershkovich, oo ah saxafi u shaqeeya...
Maxaa kala socotaa heshiiskii shidaal qodista Soomaaliya ee turkiga
Dowladda Turkiga ayaa qaadeysa tallaabaddii ugu horreysay kadib heshiiskii shidaal qodista Soomaaliya, ayada oo Soomaaliya usoo direysa markabkeefa sahminta. Turkish Petroleum oo ah shirkad ay dowladda Turkiga leedahay ayaa lagu wadaa inay toddobaadyo gudahood Soomaaliya usoo dirto markabka Seismic Oruc Reis, si u bilaabo sahminta saddex baloog oo dhowaan laga siiyay xeebaha Soomaaliya. Wasiirka Tamarta ee Turkiga Alparslan Bayraktar ayaa shaaciyay...
21 sano kadib raggii loo haystay weeraradii Sept. 11 oo heshiis la gaaray Mareykanka
Ninka lagu eedeeyay inuu maleegayay weeraradii Maraykanka lagu qaaday bishii September 11-keedii ee sannadkii 2001, Khalid Sheikh Mohammed iyo labo ka mid ah raggii la socday ee lagu xiray xabsiga Guantanamo ee Maraykanku ku leeyahay gacanka Cuba ayaa heshiis la gaaray Mareykanka. Raggan ayaa la sheegay inay qirtaan eedo loosoo jeediyey, iyaga oo ku bedelanaya xabsi daa’in, halka haatan xukunnada...
Degmada Cabudwaaq oo lagu dilay laba Qof oo Shacab ahaa iyo faah faahino laga helayo
Wararka naga soo gaaraya degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi dil loogu geystay laba Qof oo Shacab ahaa. Nin ku hubeysnaa Qorayga AK47 ayaa ku dilay Barxada Roob Da’ay ee degmada Cabudwaaq laba Ruux oo lagu kala Magacaabu jiray Cali Najax Cabdul iyo Faarax Faatax, iyada oo dilka kadib uu goobta ka baxsaday. Weli lama...
Xukuumada oo laga dalbaday in ay isku badesho wariirada gaashaandhiga iyo qoyska sida bashiir goobe iyo wasiir jamac
https://youtu.be/t7henhSt__I?si=htAXOKfTH2vOV3vc Xildhibaan Cabdirisaaq Macalin Ciid ayaa ka hadlay xilka wasaaradda Qoyska ee loo magacaabay Jeneraal Bashiir Goobe, isagoo ku taliyey in lagu bedelo wasiirka gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur. Xildhibaanka ayaa soo jeediyey in wasiirka gaashaandhigga la geeyo wasaaradda Qoyska oo hadda loo magacaabay Jeneraal Bashiir Goobe. Sidoo kale Xildhibaan Ciid ayaa ku taliyey wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur loo soo wareejiyo wasaaradda Qoyska,...
Daawo muuqaalka Xildhibaan Xersi aadan oo sheegay in dhawaan la burburin doono suuqa bakaaraha sababta sii ogow siina faafi
https://youtu.be/4qLuihOqj8A?si=9mPkTDE1K-i-Izpq Xildhibaan Xirsi Aadan Roobel oo kamid Golaha Shacabka Soomaaliya oo Wariyeyaasha kula hadlay gudaha magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay xog ku aadan in la burburin rabo suuqa wayn ee Bakaaraha. Xildhibaanka oo shir jaraa’id ugu qabtay Wariyeyaasha afaafka hore ee xarunta baarlamaanka ayaa shaaca ka qaaday in markii uu soo dhammaaday dhulkii bannaanka ee danta guud loo soo jeestay dhulka suuqa...
Xawaadle oo u diiday Cali guudlaawe in uu maxaas gudaha u galo
Wararka ka imaanaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi ilaa Xalay ay ka taagan tahay xiisad culus oo u dhaxeeysa maamulka degmada Maxaas iyo ciidamada deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleyda.Xiisada ayaa timid kadib markii ciidanka deegaanka ee Macawiisleeyda ay diideen in Maxaas uu tago madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo doonayay inuu tago degmadaas.Ilo ku sugan...