Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Safiirka Jaamacada carabta

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jaamacada carabta u fadhiya dalkeenna Amb....

Saddex ka mid ah Guddiga doorashooyinka Somaliland oo iscasilay

0
Saddexdii xubnood ee ugu dambeeyay guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta iscasilaadooda u gudbiyay madaxweyne Biixi. Xubnahan oo kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil Dixood, Kaltuun Sheekh...

Ciidanka dowladda oo sheegay in howlgal qorsheysan ay ku dileen Sarkaal Shabaab ka tirsan

0
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay dileen madaxii Al-Shabaab  u qaabilsanaa Jabhada Gobolada Baay iyo Bakool kadib howlgal ay ka sameeyeen Degaanka...

Wariyeyaal lagu dhaawacay Ukraine

0
Labo wariye oo ka tirsan wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku dhaawacmay, darawalna waa la dilay ka dib markii gaarigii ay saarnaayeen la rasaaseeyay...

Maamulaha Dahabshiil Group oo lagu Casuumay munaasibad lagulla dabaaldageyay Boqoradda Ingiriiska.

0
Maamulaha Dahabshiil Group oo lagu Casuumay munaasibad lagulla dabaaldageyay Boqoradda Ingiriiska. #Dahabshiil #jubileecelebration

Jadwalka imtixaanka shahaadiga dowlada oo la shaaciyey caawa

0
Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa caawa soo saartay jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaas oo loo fariisanayo 18-ka bishaan oo ku beegan maalin...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaah oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi...

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuIsutagga Imaaraatka CarabtaIsutagga Imaaraatka Carabta u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maxamed Axmed Alcusmaan.   Danjiruhu wuxuu Guddomiyaha soo...

Midowga Afrika oo Putin kala hadlay saamaynta dagaalka Ukraine ee Afrika

0
Mas’uulka ugu sarreeya Midowga Afrika ayaa Jimcihii la kulmay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, iyagoo ka wada hadlay dagaalka Ukraine iyo saameynta uu ku...

Qaramada Midoobay”1.5 milyan oo carruur ah ayaa waxaa soo food saartay nafaqo-xumo ba’an Soomaaliya”

0
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qoondo cusub oo dhan 20 milyan oo dollarka Mareykanka ah oo ka timid Sanduuqa...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

0
Muwaadiniin Soomaaliyeed, ayaa xalay Dhimasho iyo Dhaawac loogu gaystay Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika gaar ahaan Xaafadda Strand. Inta la xaqiijiyay hal nin...