Ciidamada Israa’iil oo ‘toogasho ku dilay’ suxufiyad ka tirsan Al-jazeera

0
Wariye ka tirsan Aljazeera ayaa lagu dilay rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen maanta oo Arbaca ah dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, sida...

Full VIDEO Wariyayaal loo diiday tabinta tooska ee hadal jeedinta teendhada afisyooni Musharaxiinta madaxweyne

0
https://youtu.be/oMuADRNgmsw Hadal jeedinta musharaxiinta lacagaha badan kubay ee kuraasta kaliye la hadlay goob aan xildhibaan kii ay codka ka redeem ka maqan yahay macslaamaama 40.000...

39 Musharax kursi Shahaadada Qaadatey, Shaley iyo Maanta iyo Qabiiladooda,—

0
Musharixiin 39 ah ayaa sanadkaan u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya, kuwaas oo ah kuwii ugu badnaa oo tartama. Beesha Hawiye ayaa waxaa ka tartamaya 26...

Musharrax Madaxwayne Fowsiya Xaaji Yuusuf oo Buuxisay Sharuudaha qaatayna Shahaahdada Muraxnimo

0
Musharrax Madaxwayne Fowsiya Xaaji Yuusuf oo is Diiwaangeliyay ayaa qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Soomaaliya.

Marwo Yusur Abraar Waxaa Lagu Xasuustaa Iney Diidey Boobka Xoolaha Umadda Halka Madaxweyne Xasan...

0
Marwo Yusur Abraar Waxaa Lagu Xasuustaa Iney Diidey Boobka Xoolaha Umadda Halka Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku Caan Baxey Xatooyada Xoolaha Shacabka Soomaaliyeed. (...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo arrin Muhiim ah kala hadlay James Swan

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan gaar ah la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya...

Full VIDEO Nuxurka Khudbadda Musharax Madaxweyne Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya..

0
https://youtu.be/gWTI9Ig3u-0 Anigoo tixgelinaya codsiga shacabka Soomaaliyeed, waxaan go’aansaday in aan mar kale isu sharaxo xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Nuxurka Khudbadda Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.. Madaxwayne Maxamed...

Musharax madaxweyne sharuudahaan iska aqri

0
Waxaa la shaaciyey goobta lagu diiwaan-gelinyo murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo koontada lagu shubayo lacagta is diiwaan gelinta Musharaxiinta. Guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha ayaa soo saaray...