360 Maxaabuus oo laga siideynayo Xabsiyada Somaliland iyo Sababata 

0
Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee ku xiran xabsiyada kuyaalla degaannada...

Dowlada Talyaaniga oo soo faragfalisay Khilaaf ka taagan safaarada Soomaaliya ee Roma

0
Dacwad oogayaasha dalka Talyaaniga ayaa baaraya khilaaf soo kala dhexgalay mas’uuliyiinta Soomaalida oo ku saabsan gacan ku haynta safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay degmada...

Dowladda Ingiriiska oo shacisay cabsi laga qabi karo qataro malegayaan Alshabab

0
Dowladda Ingiriiska ayaa soo saartay digniino la xiriira in Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay meelo kamid ah Soomaaliya ka geystaan falal isugu jira Afduubasho...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xilka si rasmi ah ula wareegay

0
Guddoomihii hore ee Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa si rasmi ah xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu wareejiyay Guddoomiyaha Cusub ee Golaha...

Xildhibaanada laga soo doortay Garbahaareey oo ID bug ah ku galay xarunta baarlamaanka iyo...

0
Buuq ayaa hareeyay Xarunta Golaha Shacabka kadib markii Xildhibaanada laga soo doortay Garbahaareey ay gudaha Xarunta Soo galeen. Xildhibaanadaan oo aan heysan kaarka aqoonsiga ayaa...

Lee leefow oo qirtay dilka saaxiibkii atooraha badda iyo sababta

0
Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo goordhoweyd shir jaraa’id u qabtay wariyeyaasha ayaa faah-faahin ka bixiyey dilka Cismaan Salaad Daahir oo ku magac dheeraa “Atooraha...

Xildhibaan Sacdiyo yaasiin xaaji oo loo doortay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Abshirow loo doortay G.Ku-xigaanka...

0
Xildhibaan Sacdiyo yaasiin xaaji oo loo doortay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Abshirow loo doortay G.Ku-xigaanka 2aad BFS Tartan adag oo wareegga 2aad ah ayaa waxa u...

DEGDEG: Atooraha badda cusmaan salaad daahir oo hada lagu dilay   xaafadda Taleex ee...

0
DEGDEG: Atooraha badda oo hada lagu dilay   xaafadda Taleex ee degmada Hodan Cusnaan salaad daahir oo ku magacdheeraa Atooraha badda oo caan ka ah xeebta...

Sheekh Aadan Madoobe oo loo doortay gudoomiyaha baarlamaanka 11aad ee JFS

0
Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Soomaaliya, kadib doorasho saacado badan qaadatay...

WAR DEG DEG AH: Wasiirka Amniga, Cabdullaahi Mohamed Nuur ayaa shaqadii ka joojiyay...

0
Warqad wiifto ah oo soo dhacday xiligii salaada subax waxyar ka hor xiliga muqdisho ayaa shaqadii looga joojiyey taliyaha bolice ka kadib markii uu...