Dowlad sheegtay iney diyaarisay goob lagu marti galinayo wada hadal u dhaxeeya wufuud ka...

0
Dowladda Belarus, ayaa sheegtay iney diyaarisay goob lagu marti galinayo wada hadal u dhaxeeya wufuud ka kala socota Ukraine iyo Ruushka, iyadoo duullaanka maamulka...

Colaadda Ukraine: Putin ma ridi doonaa hubka Nukliyeerka?

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku amray taliska militeriga Ruushka in ay "heegan khaas ah" geliyaan hubka Nukliyeerka iyo qalabka la xiriira - waana...

Haweeney 80-jir ah oo ka ganacsaneysay Maandooriye oo Muqdisho lagu qabtay

0
Ciidamada booliiska ayaa xalay howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayay loogana hortagayay waxyaabaha maanka dooriya waxa ay ka sameeyeen xaafado katirsan degmada Xamar Jajab ee gobolka...

Madaxweynaha aan lahayn khibrad siyaasadeed ee dagaalka kula jira Putin

0
Caasimadda Ukraine ee Kyiv ayay ciidamada Ruushka ku garaaceen gantaalo , balse waxa ay weli ku jirtaa gacanta dowladda madaxweyne Volodymyr Zelensky. Mr Zelensky ayaa...

Jadwalka Doorashada Lix kursi oo katirsan gollaha shacabka oo la shaaciyay

0
Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada lix kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee lagu dooranayo magaalada...

Maamulkii magaalada Baydhabo oo xilka laga qaaday iyo Maamul cusub oo la magacaabay

0
Wasaaradda arrimaha guddaha iyo dowladaha hoose ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa isbadal ku sameesay maamulkii magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed. Wareegto...

Soomaali ku xayiran dalka Ukraine

0
Qaar ka mid ah Soomaalida waxbarashada u jooga dalka Ukraine ayay caqabad ka haysataa sidii ay uga bixi lahaayeen dalkaasi iyagoo ka cabsi qaba...

Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ugu Baaqday Xuska iyo Weynaynta Habeenkii Nabigeeni Muxamed SCW La...

0
Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ugu Baaqday Xuska iyo Weynaynta Habeenkii Nabigeeni Muxamed SCW La Dheelmiyey. Hargeysa( )- Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha iyo Xusaska...

Jadwalka doorashada Boosaaso oo la shaaciyay

0
Guddiga Maamulka Doorashada heer Puntland ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashada 16 kursi Golah Shacabka ee taalla magaalada Boosaaso. Qoraal ka soo baxay Guddiga ayaa lagu...

Interview With Somali Battalion Commander #Givi #DPR [Eng Subs] Wareysi Lala Yeeshay Taliyaha Guutada...

0
Interview With Somali Battalion Commander #Givi #DPR   https://youtu.be/UPeKM2lGoe0