Rooble oo la hadlay Hogaanada Aminiga ee taagta daran

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shirka Amniga Qaran oo looga hadlayay xoojinta amniga Dalka, la dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada...

Galmudug oo shaacisay jadwalka Doorashada Kuraas hor leh

0
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta shaaciyay guddiyadda xulista kuraasta kala ah HOP#012, HOP#048, HOP#137 iyo waqtiga la qabanayo Doorashada...

Amaanka Garawe oo la adkeeyey

0
Kulan ay yeesheen Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay kasoo saareen Amarro dhowr ah oo la xiriira Amniga Magaalada Garoowe...

Keydkii hub  Ciidamada AMISOM oo gubtay iyo qaraxyo waa weyn oo…

0
Keydkii hub  Ciidamada AMISOM oo gubtay iyo qaraxyo waa weyn oo… Saldhig ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM ku leeyihiin degaanka Haansheekh oo hoostagta degmada Balcad...

Saldhib boolice Muqdisho ku yaal oo Bambooyin lagu weeraray iyo kooxdii Qaarkood oo la...

0
Ciidamada Amniga Soomaaliya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen kooxo Weerar Bambooyinka gacanta loo adeegsaday ku qaaday Saldhigyada Booliiska qaar ka mid ah degmooyinka...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Geerida Sheekh Caan ah oo Maanta Qarax lagu dilay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday...

Kenya waxay ka fekereysaa isticmaalka lacagta dhijitaalka ah ee bangiga dhexe

0
Kenya waxay ka fekereysaa isticmaalka lacagta dhijitaalka ah ee bangiga dhexe Bangiga dhexe ee Kenya (CBK) ayaa soo saaray warqad dood ah oo uu ku...