Guddiga hirgelinta doorashada maamulka KGS SEIT waxa uu shaacinayaa qabashada doorashada kuraasta deegaan doorashadoodu...

0
Guddiga hirgelinta doorashada maamulka KGS SEIT waxa uu shaacinayaa qabashada doorashada kuraasta deegaan doorashadoodu tahay KGS, deegaan deerashada labaad ee Baraawe Kuraasta Baraawe lagu dooranayo...

Somalia Hopes To Reconstitute Its Air Force With Renewed US Partnership

0
Somalia Hopes To Reconstitute Its Air Force With Renewed US Partnership Somalia Air Force Brig. Gen. Sh Ali Mohamed Mohamud last sat in the cockpit...

Alshabaab oo Fagaare Ku Yaalla Kuunyo Barrow laba ruux ku toogtay.

0
Alshabaab oo Fagaare Ku Yaalla Kuunyo Barrow laba ruux ku toogtay. Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee wilaayada Islaamiga ah ee Sh-hoose ayaa fulisay xukun...

Hir-Shabeelle oo shaacisay Magacyada Odayaasha soo xulaya Ergada lix Kursi

0
Guddoomiyaha guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka Maxamed Cawil Warsame, Gudoomiye ku xigeenka guddiga Maxamed Ibrahim Barre iyo Xoghayaha guddiga marwo Fardowsa Mataan Buulle ayaa kulan...

Sababta aan Al-shabaab cadaaladda ugu raadsaday

0
"Sababta aan Al-shabaab cadaaladda ugu raadsaday Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir sanadeedka golaha garsoorka Soomaaliya, kaas oo looga dooday sidii loo heli lahaa...

Shacabka Gaarisa waxay rabaan in xuduudka Soomaaliya dib loo furo

0
Shacabka Gaarisa ayaa ka dalbanaya maamulkaas in uu ka fiirsado in la furo xadka Soomaaliya, iyagoo sheegay in taasi ay wax badan ka tari...

Rooble iyo dabageed guri ceel iyo Baladweyne ciidankee xalaal ah keese Xaaraan ah

0
https://youtu.be/5v3VEq-VKWk Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolkeedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ka hadlay ciidamada ay dowladda federaalka ka dejisay magaalada Beledweyne, kuwaasi oo ay ka...

Raiisal wasaare rooble ciidanka guriceel la geeyey waa sax kuwa baladweyne waa qalad

0
https://youtu.be/rPxFP9UM_rI Waa Rooble oo u Khudbayanayaa Ciidamadii Dowladda Federaalka ee Galmudug gaysay kuwaa oo Guriceel dagaal adag Isbuuc socday ku galay. Xamar ayuu Diyaarad ka raacay...

Odawaa Yuusuf Raage oo iska difaacay warka wasiirka 1aad

0
Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya Odawaa Yuusuf Raage oo la hadlayay VOA ayaa sheegay in Wasiirada Amniga iyo Arimaha Gudaha aaney quseyn Shaqooyinka Ciidamada Xooga...

40 Sano Abaartii Ugu mudo Daraneed oo ku dhufatay Somalia

0
Abaartii Ugu Daraneed Mudo 40 Sano Ah Ayaa  ku dhufatay Somalia afartii sano ee la soo dhaafay Maaddaama Geeska Afrika uu wajahayo abaar aan caadi...