Home Afsomali Puntland oo isbadal ku sameysay taliyeyaasha saldhigyada booliska

Puntland oo isbadal ku sameysay taliyeyaasha saldhigyada booliska

Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa Taliyaal cusub u magacaabay qaar kamid ah Saldhigyada degmooyinka Puntland.

1. Taliyaha Saldhiga Galbeed ee Garoowe ayaa loo magacaabay Laba Xiddigle Axmed Cali Shire.

2. Taliyaha Saldhiga bartamaha Garoowe ayaa loo magacaabay Dhamme Mahad Axmed Maxamuud.

3. Taliyaha Saldhiga degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan ayaa loo magacaabay Dhamme Cabsirashiid Muuse Biriir.

4. Taliyaha Saldhiga degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa loo magacaabay Laba Xiddigle Cabdicasiis Faarax Axmed.

5. Taliyaha Saldhiga degmada Carmo ee Gobolka Bari ayaa loo magacaabay Xiddigle Cabdiraxmaan Salaad Guul.

6. Taliyaha Saldhiga degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa loo magacaabay Xiddigle

Previous articleRag lagu helay Al Shabaabnimo oo ka baxsaday Xabsi kuyaal Gaalkacyo
Next articleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho dib ugu soo laabtay iyo qorshaha diyaarinta golaha wasiirada oo socda kuna sii jeeda dalka …

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.