Home Afsomali Qaranka Somaliland ayaa degaanada hoos taga ka mamnuucday in laga daawado Telefishanka...

Qaranka Somaliland ayaa degaanada hoos taga ka mamnuucday in laga daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV horyaal tv iyo eryaal

Maamulka Somaliland ayaa degaanada hoos taga ka mamnuucday in laga daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV iyo sidoo kale oo ku hadlka codka dowlada Somalia iyo sidoo kale horyaal tv iyo eryaal

Amar ka soo baxay xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye, ayaa lagu faray shirkadaha Recieverada anteenooyinka iyo dakootarada inay ka saaraan khadkooda. Lama oga waxa Somaliland ku kalifay talaabadan hase ahaatee waxay ku soo aadeysaa xili  la filayo in wakiilo ka socda dowlada Somalia iyo maamulka Somaliland kulan ku yeeshaan Nairob

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.