Sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay Qarax ayaa goor dhow ka dhacay meel ku aadan Xabsiga Dhexe ee Muqdisho lamana oga uu ka dhacay gudaha xabsiga iyo in kale .
Qaraxa ayaa la sheegaya in uu ahaa Ismiidaamin,waxaana fuliyay qof walxaha Qarxa lagu soo xiray.
Ilaa iyo hadda lama Ogga Khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi.
https://youtu.be/MkOqPtIk6Bc
Dhanka youtube ka
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view