Home Afsomali Qarax dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho

Qarax dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho

qaraxaan ayaa ka dhacay albaabka hore ee Jaamacadda Gaheyr qeybtii Jiifka Arday oo ay haatan dagan yihiin qoysas halkaa ku soo barakcay

qaraxa oo dhacay xiliga waaberiga waqtiga Muqdisho ayaa waxaa ku geeriyood laba dumar ah iyo nin loo maleynayo in uu isagu watay walhaxa qara

dadka deegaanka ayaa hurdada uga soo toosay jugta qaraxa kuwaas oo goobta kuu soo gaaray si ay ku arkaan falka dhacay

ciidamada amaanka ayaa kala eryey dad kii waxaana la xiray wadada isku xirta Ex control afgooye iyo kuliyada jaalle siyaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.