Home Afsomali Qarax dad badani ku hoobteen oo ka dhacay magaalada Muqdiaho

Qarax dad badani ku hoobteen oo ka dhacay magaalada Muqdiaho

War hordhac ah oo somalisan Ka Soo gaaray agagaarka jaamacadii gaheyr excontrol afgooye ayaa sheegayo in halkaa ay Ku geeriyoodeen dad badan oo iskuugu jira rayid Iyo Ciidan .Ka dib markii goob biibito ah oo lagu kulmi jiraya ayaa qaraxday miino loogu aasay xili ay Kala maqnaayeen.

Weli ma cada tirada dhimashada Iyo cida ay Kala ahaayeen

Waxaana jira Ciidan Iyo dad kale  oo goobta Ku sii qulqulayo si gurmad loogu sameeyo dhaawacyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.