Home Afsomali Qarax hada ka dhacayHotel dayax ee Magaalada Muqdisho

Qarax hada ka dhacayHotel dayax ee Magaalada Muqdisho

Qarax weyn ayaa ka dhacay hotel dayacx  ee Magaalada Muqdisho,waxaana jugta qaraxa ka dib la maqlay risaas daran doori u dhacaysa.

Qaraxa lagu weeraray hotelka ayaa loo adegsaday gaari waxxaha qarxa laga soo buuxiyey waxaana guri kasta oo magaalada ka mid ah uu u maleynayey in hortiisa uu ka dhacay qaraxa xoogiisa inta uu la egyahay.

Ciidamada siigada iyo uurada ayaa wada gaartay qeybo badan oo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho waxaana uu lahaa kuley ad noh u ah.

warar hor dhac ah ayaa sheegaya in kooxdii weerarka hotelka ku qaaday iyo ciidamada ilaalad aay gudaha iskula jiraan waxaana soco risaasta ka dhacday qoryahay yaryar.

ilaa 5 qof ayaa gudaha hotelka u galay waxaana hada joogsaday risaastii

Hoteelka waxaa horey u deganaa dad iskuugu jira shacab iyo masuuliyiin dowladeed waxaan ailaa iyo hada si gurnad ah looga soo saarey meydad iyo dhawacyo kaala duwan.

tirada ku dhimatay ayaa cagacageyneysa ilaa 30 ruux waxaana weli hotelka laga dhexmaqlayaa qaraxyada bambaanoooyinka gacanta laga tuuro

 

.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.