Home Afsomali Qarax lala eegtay Gaari ay saarnaayeen ciidamo dowlada ka tirsan oo geystay...

Qarax lala eegtay Gaari ay saarnaayeen ciidamo dowlada ka tirsan oo geystay qasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac

sida uu somalisan.com u xaqiijiyey Ku simaha madaxweynaha maamulka Hirshabe CAli Guudlaawe gaari ay saarnaayeen ciidamada maamulka oo ku sii jeeday magaalada Jowhar ayey miino la kacday xili uu marayey deegaanka qalimo oo u dhaxaysa badcad iyo gololry.

waxaana ku baxay ciidamo ka tirsan kuwa maamulka

Ugu yaraan shan 1 askari oo ka mid ah ciidamadii saarnaa gaariga ayaa ku dhintey halka qaar kalana ay dhaawacyo ka soo gaareen sida ay sheegayaan dad goobjoogayaal ah.

dhaawacyadii ayaa dib loogu celiyey Magaalada balcad oo ah halka ugu dhow ee dhaqtar laga heli karo ah

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.