Home Afsomali Qaraxii ugu weynaa ee abid ka dhaca jowhar daawo

Qaraxii ugu weynaa ee abid ka dhaca jowhar daawo

Qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle, kaas oo lala beegsaday Hotel aan sidaas uga fogeyn madaxtooyada maamulka.

Qaraxa ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, iyadoo goobaha caafimaadka la gaarsiiyay tobaneeyo qof oo dhaawac ah,sidoo kale waxaa bur buray xeydaabka dhismaha Hotelka la weeraray oo inta badan degan yihiin madaxda deegaanka.

Previous articleXasan Sheikh oo Djabouti ka raali galiyey qaladaadkii Dowladii Farmaajo
Next articleToos: KHUDBADDA MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH UU MAANTA KA JEEDINAYO BAARLAMAANKA JAMHUURIYADDA JABUUTI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.