Home Afsomali Qaraxyo waa weyn oo ka dhacay Gudaha magoonka magaalada Muqdisho

Qaraxyo waa weyn oo ka dhacay Gudaha magoonka magaalada Muqdisho

Qaraxyo waaweyn oo jugtooda laga wada maqlayey Magaalada Muqdisho oo hada ka dhacay Gudaha garoonkaMagaalada Muqdisho  oo xarun u ah xafiisyada beesha caalamka AMISOM ee xalane dagmada madiina ..
iyo uurada oo cirka isku shareertay allow na mooti

warar hor dhac ah ayaa sheegaya in ay garoonka gudaha u galeen laba baabuur oo miidaysan isla markaana laga soo buuxiyey walxaha qaraxa

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.