Home Afsomali Ethiopia Qiimaha looga xajinayo oo ka hooseeyo Somalia

Ethiopia Qiimaha looga xajinayo oo ka hooseeyo Somalia

lacagta Guud ahaan waa $2800 Dollar.

Balse iyadoo faahfaahsan oo la turjumay halkan ka daalaco:-

Masjidul Ac-laaga guud ee Ethiopia oo soo saaray kharashaadka Xajka iyo lacagta Xujeyda ku baxaysa.

Waxay ku soo fadhiisiyeen 183,500,00 birr oo u dhiganta 2800$

Waxay u kala qaadeen shaxdan hoose iyo qarashaadka sidey uk ala baxayaan.

1:-Lacagta Tigidka 47,840 birr

2:- Kirada Hotelka/guriga Makka 27,981.

3:-kirada Madiina Hotel/guri 7,195 birr

4:-madiina iyo carafa adeegoda 18,387

5:-noolka Makka,Mad,Carafa, 23,152 birr

6:-maka,madina,carafa,(Cunadda) 15839.

7:-cafimadka iyo Vissaha lacagtoda 5,700.

8:-caymiska guryah iyo noolka 1,084.

9Shanta waqti salaada xaramka transportigiisa= 3 ,677

10:-Adeega bangiga lacagta kaaga baxaysa = 12,377

11:-Biyaha Samsamka ee aad Lasoo Noqonayso = 139

12:-Sarifka Doolarka Sicirka Dulfuulaya= 8,135

13:-Xafiiska Lacagta Kaa Qaadayo = 12,0000.

Ethiopia Sanadkaan waxaa lagu xajinayaa 183 kun oo birr oo u dhiganta 2800$ Toloow Somaliland & Somalia Waa imisa Lacagta laga qaadayo Xujayadda?.

Previous articleDalka Filand oo ruushku diyaariyey ciidamadii weerari lahaa haduu ku biiro Gaashaanbuurta Nato
Next articleLive Munaasibada dhoola tuska Xildhibaan musharax sh shariif Sheikh Axmed ee halku dhigeedu yhay dal nabad ah iyo dowlada wanaag hadaba qiyaas inta muwadin ee ka qeybgashay maa shaa allaah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.