Home Afsomali Full VIDEO Qoys ka ooyay cadaalad daro loo gaystay aabohoodSawirada

Full VIDEO Qoys ka ooyay cadaalad daro loo gaystay aabohoodSawirada

Qoys ka ooyay cadaalad daro loo gaystay aabohood lacag u xiran oo Muqdisho warbaahinta kula hadlay

Macalin Cabdikariin Bilaal oo in ka badan 40 sano bulshada waxbarayey ayaa ugu danbeyn ku xiran xabsi si gaar ah loo leeyahay oo ku yaal Gobolka Sh/hoose

Qoyasaska Ehelada ardayda iyo Asxaabiisa ayaa xusay in mudo 8 blood uu xaqdaro u xiran yahay loona heysto 120$ oo uusan wax shaqo ah ku leheyn

??
??
??
??
??
??
??
??
??
??
??
??
??

Waxayna shir jaraid oo ay Muqdisho ku qabteen Ehelada uu u shaqo tagi jiray iyo reeraha dariska la ah ku faahfaahiyeen ujeedka iyo sababta xarigiisa danbeysay

??

Maxamed cabdikariin Bilaal oo ka calool xumaaday xariga Aabihii oo xanuunsan ayaa isaga oo indhihiisu biyo ka shubmayaan ku dhiiraday in uu bulshada ugu baaqo Bixinta iyo gacan ka geysashada lacagta aabihii loo heysto oo uu sheegay in uusan qabin lacagtaa ee loo heysto waa kaa xoog badanahay

qoyska uu ka xiran yahay macalinkaan ayaa wajahaya xaalad adag waxayna codsadeen in  taageero dhan kasta leh  lala soo gaaro cidii

Tel: 00252615560216 ama 00252 615600210

Ac. No salaam Somali Bank 33698034

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.